Haashim Dhurre12 reviews1 followerFollowFollowMay 30, 2021Waa buug ku baraya wixii somaliya kadhacay intii udhaxeesay 1991_2002.Buugu wuxuu aad uga hadlayaa heshiiska carta iyo eldoret Kenya, gurmadkii madaxweyne Ismail omar geelle iyo reer jabuuti.
Cabdirahman Daman15 reviewsFollowFollowMarch 31, 2025Nuquñkiisa AfSoomaaiga ayaan akhriyay, waa buug waayo aragnimo iyo badbaado qaran ka shaqeeyay.