Buug yarahani oo koobsanaya qeybaha kala duwan ee aqoonta, waana mid wanaagsan, gaar ahaan qeyb Saleebaan Bashiir uu ku gorfeyno doodaha ka oogaan in is-ahaanshaha Afrikaanimadu tahay dhalad iyo in ay gacan-ku-rimis tahay; doodda u dhaxaysa Singoor iyo Saateer oo dhinac ah iyo Guugi iyo Weridu.